WARARKA

Mareykanka oo Sheegay Inay Duqeymo Ka Fuliyeen Deegaano Hoos Taga Gobolka Sh Hoose

War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeymo dhinaca cirka ah oo uu...

Dhegeyso: Sanator Cabdi Qeybdiid oo Xukuumada Ku Eedeeyey In Amniga Aysan Waxba Ka Qaban

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka sare ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka isbedelka loo baahan yahay oo uu...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Baarlamanka oo Sheegay In Dhamaadka Sanadka Ay Dhici Doonto Doorasho Qof iyo Cod ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uu kalfadhigii lasoo dhaafay ku guuleystay ansixinta shuruuc Dalka Muhiim u ah...

Dagaal u Dhexeeya Ciidamada Maamulka Jubaland iyo Kuwa Dowlada oo Ka Qarxay Magalada Beledxawo

Wararka naga soo gaarayo degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Goordhow uu ka qarxay dagaal u dhexeeya Ciidamo ka...

Alshabab oo Weerar Kusoo Qaaday Xero ay Ciidamada Dowlada Ku Lahayeen Degmada Baardheere

Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada Dowladda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img