WARARKA

Afhayeenka ciidanka boliiska oo sheegay in boliiska ay sugi doonaan amniga doorashooyinka

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay cidda sugeysa amniga doorashooyinka Soomaaliya, in kastoo weli aan wax xal ah laga gaarin muranka...

Reysulwasaare Rooble oo maanta ka qeyb qaatey aaska gudoomiyihii degmada hodon

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka somaliya Maxamed Xuseen Rooble, mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo dadweyne fara badan ayaa ka qeyb galay salaadda Janaazada Allaha...

Hay’ada QM u qaabilsan qaxootiga oo sheegtey in sanadkii lasoo dhaafay somaliya ay marti gelisay qaxooti badan

Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ka mid aheyd dalalka Afrika ee sanadkii lasoo dhaafay marti galiyay Qaxootiga faraha...

Dowlada itoobiya oo wax kama jiraan ku timaantey hadal heynta in ciidamo somaliyeed ka qeyb qaateen dagaalka

Dowladda Itoobiya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay in ciidamo Soomaali ah ka barbar dagaalameen ciidanka difaaca Qaranka Itoobiya ee dagaalka la galay xoogagga...

Dugsiga Manbacu-Al culuum oo maanta ka dhacdey xaflad qalin jebin ah

Dugsiga Manbacu Al culuun ayaa maanta lagu qabtey xaflad lagu maamuusayo ardey dadooda aad u yar tahay oo dhameysay quraanka kariimka. Xafladaasi ayaa waxaa kasoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img