WARARKA

Maamulka degmada buulaburde oo ka hadley dagaalo xaley ka dhacay degmada

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo ay Xalay ku qaadeen dhaqdhaqaaqa Al-shabaab degmooyinka Buulaburte iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Al-shabaab ayaa xalay...

Wakiilka Qaramada Midoobey ee somaliya oo maanta gaaray magalada dhuusamareeb

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Ali Dahir Ciid ayaa maanta Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug kusoo dhaweyay wafdi u hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Ciidamada boliiska oo magalada muqdisho ka bilaabay howlgalo lagu sugayo amniga

Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa xalay illaa saaka howl-gallo ballaaran ka sameeyey xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyaga oo sidoo kale bara-koontarool oo hor leh...

Alshabab oo la sheegay in ay ka afduubteen magalada xarardheere in ka badan afartan gaari

Wararka kasoo baxaya magaalada Xarardheere ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al-Shabaab ay afduubteen in ka badan 50 gaari oo ay lahaayeen dadka ku nool magaaladaas. Sida...

Maxkamada ciidamada qalabka-sida qeybteeda 60naad oo xukun ku ridey askari ka tirsanaa ciianka boliska

Maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ayaa maanta oo sabti ah xukun ku ridey Cismaan ibraahim Cabdi oo katirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img