Dugsiga Manbacu-Al culuum oo maanta ka dhacdey xaflad qalin jebin ah

0
165

Dugsiga Manbacu Al culuun ayaa maanta lagu qabtey xaflad lagu maamuusayo ardey dadooda aad u yar tahay oo dhameysay quraanka kariimka.

Xafladaasi ayaa waxaa kasoo qeyb galey culumo uu ka mid ahaa Sheekh Cabdi Xayi oo ka tirsan culumada sida aadka ah looga yaqaan dalka somaliya wacyi gelin badana bulshada somaliyeed u sameeya.