WARARKA

Doorashada kuraasta aqalka sare oo maanta ka bilaabatey magaalada kismaanyo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ay ka bilaabato doorashada Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya qeybta deegaan doorashadooda...

Taliyaha ciidanka difaaca kenya oo sheegay inaysan kol dhow ciidamadooda kala bixi doonin somaliya

Taliyaha Ciidamada Difaaca Kenya, general Robert Kibochi ayaa sheegay ciidamada Kenya in aysan ka bixi doonin Soomaaliya waqti dhow. Wareysi uu siiyay KBC, Kibochi wuxuu...

Gudoomiyaha gudiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo gaarey magalada kismanyo

Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Gudiga xalinta khilaafkaadka doorashooyinka Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, iyada oo halkaasi siwyen...

Maamulka jubaland oo bilaabay diiwaangelinta musharixiinta

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda Kuleem garka ah ee Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa Maanta oo Arbaco ah ka bilabatay diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya kuraasta...

Taliyaha nabadsugida oo xil u magacaabay Cabaas Yacquub

Agaasimaha hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa u magacaabay madaxa Shaqaalaha NISA Cabaas Yacquub, kadib markii dhawaan xilkaasi laga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img