Midowga Yurub (EU) iyo la-hawlgalayaashooda ayaa kala bar dhimay miisaaniyadda ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya, ka dib markii askarta Kenya ay si qarsoodi...
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo kasoo baxay waxaa lagu soo dhaweeyay guddii uu shalay u magacaabay Raysal wasaaraha Soomaaliya...