Doorashada kuraasta aqalka sare oo maanta ka bilaabatey magaalada kismaanyo

0
203

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ay ka bilaabato doorashada Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya qeybta deegaan doorashadooda tahay Jubbaland.

Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shalay si toos ah u diiwan geliyay8 xubnood oo ku tartamaya afar kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare.

Hoos ka akhriso magacyada xubnaha maanta ku tartamaya doorashada Aqalka Sare ee Kismaayo ka dhaceysa:-

1: Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag

Axmed Maxamed Jaamac

2: Xalimo Jaamac Maxamed

Cabdirisaaq Maxamed Cismaan

3: Ilyaas Badal Gaboose

Maxamed Axmed Sayid

Sharmake Maxamed Cabdi

4: Ibrahim Yacquub Ismaacil

Iftin Xasan Iimaan