WARARKA

Qaar ka tirsan jaamacahada ka furan magalada muqdisho oo la xeri doono

Wasaaraddeeda waxbarashada ayaa shaacisay in diyaarisay nidaam gaar ah oo loogu tala-galay in la marsiiyo jaamacadaha ku yaalla gudaha dalka, si loo hubiyo xagga...

Golaha wadatashiga qaranka oo shir uga furmey magalada muqdisho

Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo uu Shir guddoominayo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka furmay Muqdisho. Shirkan ayaa looga hadlayaa diyaarinta hab-raacyada doorashada Golaha Shacabka, raadinta...

Golaha siyaasiyiinta gobolada waqooyi oo codsadey in la dhiso gudoon maamula dorashada waqooyi

Golaha siyaasiyiinta gobolada waqooyi ee Somaliland, oo uu horkacayo guddoomiye Cabdixaashi Cabdullaahi, ayaa raysal wasaare Rooble iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada ugu baaqay in ay...

Sacuudiga oo casuumaad u fidiyey madaxda maamul goboleedyada iyo reysulwasaraha

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa casuumaad rasmi ah u fidisay golaha wada-tashiga qaranka, gaar ahaan ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada dalka. Wararka ayaa...

Banaanbax looga soo horjeedo amsom oo maanta ka dhacay taalada daljirka dahsoon

Banaanbax looga soo horjeedo dilkii dhawaanciidamada amisom ay ku dileen koox sbaarpoley ah deegaanka golweyn ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Taalada Daljirka Daahsoon...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img