Tababarkaan oo muddo Saddex Maalin ah Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shaeelle uga socday Ciidamo ka tirsan Booliska Hir-Shabeelle ayaa la soo geba-gabeeyay, iyada oo...
Alshabaab ayaa sheegay in ay cagta mariyeen saldhiggii ciidamada Galmudug ku lahaayeen deegaanka qeycad ee koonfurta gobolka Mudug, halkaas oo uu shalay ka dhacay...
Xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa si cad uga hor yimid habraacii doorashada golaha Shacabka ee Shalay saareen xubno uu ka mid...