Shirka Golaha wadatashiga qaran ee ka socday Muqdisho labo maalmood ayaa maanta lasoo gababeeyay waxaana laga soo saaray war murtiyeed.
Qodobada waxaa ka mid ah...
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta ay xiran yihiin inta badan Goobaha Ganacsiga ee ku...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in hawlgal ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha hoose ku dileen 60 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab, oo ay ku...