
Kulan aad u balaaran ayaa habeenkii xalay waxaa isugu yimid qurba joogta digil iyo mirifle ee ku nool qaarada north america kulankaasi oo looga hadlayey dhul boobka baaxada leh ee beryahan kasoo cusboonaadey degmada afgooye.
Kulankaasi waxaa qoto dheer loogu gorfeeyey waxa xiligan kusoo beegey in reer Maxamed Siyaad dhul 2015 laga xukumay loona xukumay dadkii lahaa in ay si musuqmaamusuq ah intey warqado aan jirin kasoo qaataan xafiisyada dowlada ila markaana doonaya inay barakiciyaan dadka.
Halkan hoose ka daawada go,aanadii kasoo baxay kulankaas.
