WARARKA

Ururada bulshada rayidka oo kasoo horjeestey habraaca dorashoyinka

Ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa walaac xoogan ka muujiyay habraacii dooraashada golaha shacabka ee dhawaan ay soo saareen golaha wadatashiga qaran. War qoraal ah oo...

Ciidanka dowlada iyo alshabaab oo ku dagaalamey deegaano ka tirsan gobolka mudug

Wararka ka imaanaya deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in waabarigii hore ee saakay weerar qarax ku bilaawday ay ku qaadeen dagaalamayaasha Al-shabaab...

Golaha musharixiinta oo kasoo horjeestey habraaca doorashooyinka

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war-saxaafadeed ay shaley soo saareen waxay kagasoo horjeesteen go’aanadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka ee doorashada looga hadlayay. Golaha midowga...

Heshiis dhex marey midowga africa iyo dowlada federaalka somaliya

Ururka Midowga Afrika ee & dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka heshiiyay mustaqbalka Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee ee ku sugan...

Yusuf dabageed iyo siyaasiyiin kale oo ku godoonsan magalada beledweyne

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in masuuliyiin uu ugu horeeyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo siyaasiyiin dhowr...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img