Banaanbax looga soo horjeedo amsom oo maanta ka dhacay taalada daljirka dahsoon

0
258

Banaanbax looga soo horjeedo dilkii dhawaanciidamada amisom ay ku dileen koox sbaarpoley ah deegaanka golweyn ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere.

Dadka banaanbaxa dhigayay ayaa waxaa ay wateen boorar ay ku qoran yihiin Erayo ay kamid ahaayeen ( DIL GARDARO AH DOONIMEYNO, XASUUQ DOONI MEEYNO) iyo Erayo kale, iyaga oo shuxuurtooda ku muujinayay sida ay uga xun yihiin dilkaas.

Qaar kamid ah banaanbaxayaasha oo la hadlay Warbaahinta ayaa Sheegay in Ciidamada AMISOM ay si xaqdaro ah u dileen dadka Shacabka, falkaasina uu ahaa mid xasuuq ah oo loo geystay dad Beerahooda ku sugan, isla markaana banaanbaxooda ay sii wadi doonaan.

Ma ahamarkii ugu horeysay oo ay amisomdilaan sbaarooley damacsaneyndinay isbaaro u dhigtaan ciidamada amisom ee kahowlgala deegaanadaas.