WARARKA

Reysulwasaaraha iyo Madaxda mamul goboleeyada oo xalay kulan ku yeeshay qadka zoomka

Shir u dhaxeeyay Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa xalay ku qabsoomay qadka Zoomka,...

Rag ajaaniiib ah oo ka tirsanaa alshabab oo xukun lagu ridey

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya waxaa ay xukuno kala duwan ku riday laba Nin oo ahaa Ajaanib laguna helay inay ka tirsanaayeen Ururka...

Qarax maanta ka dhacay degmada marka

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa uu ka dhacay Garaashka Cawaale oo ku...

Jadwalka doorashada aqalka sare ee gobolada waqooyi oo maanta soo baxay

Guddiga doorashada Xildhibaanada labada Aqalka ee gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa soo saaray Jadwalka dooraashada kuraasta Aqalka sare xubnaha uga mid noqonaya Baarlamaanka Soomaaliya. Kuraasta...

Fahad Yasin oo saka kasoo degey garoonka aadan cade ee magalada muqdisho

Waxaa subaxnimadii hore ee Saakay soo gaaray magaalada Muqdisho taliyahii hore ee Nabadsugida Qaranka Fahad Yaasiin haatana ah Lataliyaha amniga qaranka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img