WARARKA

Inta badan maamulkii isbaarooleyda degmada afgooye oo xilka laga xayuubiyey

Wasiirka wasaraadda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mohamed Abuukar Cabdi ayaa xilalkii ka qaaday dhamaan Maamulka drgmada...

Taliyeyaasha qeybta boliiska gobolka baay oo ka hadley sugida amniga doorashooyinka

Taliyaha Booliska Qeybta Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed Gaashanle Sare Amiin Maxamed Cusmaan (Daruur) ayaa shir gudoomiyey Shirka Guddiga farsamada Ciidanka Booliska Koonfur...

Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada buur hakaba oo qarax lala beegsadey

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa lala eegtay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, waxaana ka dhashay...

Beesha caalamka oo ka walaacsan khilaafka rooble iyo farmaajo

Beesha Caalamka ayaa aad uga walaacsan khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed...

Gudoomiyaha degmada marka oo kulan la qaatey taliyeyaasha amisom ee ka howl gala shabelaha hoose

Guddoomiyaha Degmada Marka Cabdullaahi Cali Axmed Waafow ahha Gudoomiyaha gudiga Amniga Gobolka Shabellaha hoose ayaa Maanta kulan la qaatey Taliyaasha ugu sareeya Ciidanka Amisom...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img