WARARKA

Gudoomiyaha baarlamaanka hirshabele oo ka hadley doorashooyinka

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa faahfaahin ka bixiyay buuqii iyo fowdadii Xalay ka dhacday hoolka ay ka socotay...

Golaha amaanka oo ugu baahay inay xaliyaan khilaafkooda hogaamiyeyaasha is khilaafsan

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku boorriyay hoggaamiyeyaasha dowladda Soomaaliya ee is-khilaafsan inay khilaafkooda ku xalliyaan wadahadal ayna mudnaanta koowaad siiyaan qabashada doorashooyinka...

Farmaajo iyo Rooble oo loogu baaqey inay xal ka gaaraan khilaafkooda

Midowga Yurub oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa ugu baaqday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iney soo gabagabeeyaan khilaafka...

Mareykanka oo ka hadley xaalada siyaasadeed ee dalka somaliya

Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku ku jiro, gaar ahaan is fahan waaga ka dhaxeeya Madaxweynaha mddo xileedkiisu dhammaaday...

Laba kuraas oo ka mid ah aqalka sare oo maanta doorashadooda ka dhici doonta jowhar

Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay in maanta oo Sabti ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ay ka dhaceyso doorashada laba ka mid ah kuraasta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img