WARARKA

Qarax goor dhaweyd ka dhacay isgoyska ceelgaab ee magalda muqdisho

Qaraxaan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay agagaarka Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta...

Ciidamada dowlada oo Qarax lagula beegsadey inta u dhexeysa degmada afgooye iyo mareereey

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta barqadii waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeeysa degmada Afgooye iyo...

Howlgalo dad badan lagu soo qabqabtey oo xaley laga fuliyey degmada luuq

Howlgalo dad aad u badan lagu soo qabqabtey ayaa Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya waxaa ay ka sameeyeen xaafadaha Degmada luuq ee gobolka...

Madaxweynaha jabuuti oo xaley qudbad horey loo duubay ka jeediyey shirka qaramada midoobey

Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa xalay khudbad horay loo duubay ka jeediyay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee ka socda magaalada New...

Tuulo hoostagta degmada baraawe oo qarax ka dhicay

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu xalay ka dhacay Tuulada Ambareyso oo 5km u jirta degmada Baraawe oo ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img