WARARKA

Madaxweynaha maamulka galmudug oo xaley kulan la qaatey fahad yasin

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa habeenkii xaley ku qaabilay hoyga uu ka degan yahay nawaaxiga Garoonk diyaaradaha Taliyihii hore Nabadsugida Fahad Yaasiin...

Maamulka degmada marka oo maanta qabtey kulan looga hadlayey amniga degmada

Masuuliyiinta degmada iyo saraakiisha laamaha amniga ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeesheen xarunta degmada marka Degmada Marka, kaas oo looga hadlayay amniga degmada. Kulanka...

Madaxweynaha maamulka puntland oo farmaajo ugu baaqey inuusan carqaladeyn doorashooyinka dalka

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Deni ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo in uusan caqabad ku noqon wixii lagu heshiiyay oo ah in doorashada iyo amniga...

Golaha musharixiinta oo sooo saaray warsaxaafadeed

Golaha midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray war saxafadeed ay kaga hadalayaan qodobo muhiim ah oo la xiriira xaalada dalka, arrimaha doorashooyinka, amniga...

Boliiska oo ka hadley qasaaraha ka dhashay qarixii ka dhacay isgoyska ceelgaab

Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo shir jaraa’id u qabtay wariyeyaasha ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay qarixii is-miidaaminta ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img