WARARKA

Hadal jeedinta musharixiinta aqalka sare ee gobolada waqooyi oo maanta ka bilabatey xerada afisiyooni

Magaalada Mudisho gaar ahaan Teendhada Afisyoone ee Xerada Xalane waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay hadal jeedinta xubnaha musharixiinta ku tartamaya kuraasta Aqalka...

Alshabab oo weerar kusoo qaaday saldhig ay ciidamada dowlada ku lahaayeen degmada xudur

Dagaal u dhaxeeyay Ciudamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno katirsan dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Xudur oo ah Xarunta Gobolka Bakool. Dagaalka ayaa...

Reysulwasaare Rooble oo ka hadley arimaha doorashooyinka dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo khudbad manta ka jeediyay hadal jeedinta musharixiinta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ayaa ka hadlay khilaafka,...

Alaha u naxariistee waxaa maanta magalada muqdisho ku geeryoodey Cabdi muriidi dheere ( Ajakis),

Alle ha u naxariistee waxaa Maanta Magalada Muqdisho ku geeriyooday Majaajiliistihii Caanka ahaa ee Cabdi muriidi dheere oo loo yaqaanay ( Ajakis), kaasoo malmihii...

Hadal jeedinta Musharixiinta aqalka sare ee gobolada waqooyi oo dib loo dhigey

Guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay in dib loo dhigay hadal jeedintii Musharaxiinta ku tartameysa kuraasta Aqalka sare ee Somaliland oo lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img