WARARKA

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga oo 67 Diblomaasi shaqadooda u daysay 28 Diblomaasina cayrisay.

Kulan ay kaqayb galeen inta badan diblomaasiyiinta ka howlgala Safaaradaha Soomaaliya ee haatan ku sugan caasimada Soomaaliya magaalada Muqdisho ayaa waxa uu maanta ka...

Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo u jawaabay Gudoomiyihii hore ee G/Mudug Dhabane

Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali oo maanta u jawaabayay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdirashiid Cali...

Maxaad Kala Socotaa Qaab Dhismeedka Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose (Ma Xalaal Baa Mise Waa Xaaraam)?

Akhristayaal ugu horeyn aan idin xasuusiyo Gobalka SH/Hoose, waa gobal dhaca Koonfurta Soomaaliya, wuxuu leeyahay 8 Degmo oo 7 kamid ay degaan Digil iyo...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya Xasan Sheekh oo booqasho ku tegey Dalka Belgium

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium, halkasoo uu kaga qaybgalayo shir ay...

Safiirka Talyaniga iyo wakiilka gudomiyaha gudiga midowga africa oo cambaareyey qaraxii maanta

Safiirka Talyaaniga u qaabilsan Somaliya Andrea Mazzella ayaa cambaareeyey qaraxii saaka ka dhacay albaabka hore ee guriga Reysulwasaraha Dowlada Federalka Somaliya  Cabdi Faraxa Shirdoon Mr....

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img