WARARKA

Madaxweynaha Somaliland oo maanta qubad ka hor jeediyey golaha barlamanka somaliland

Madaxweyn aha Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo ayaa maanta labadda gole Baarlamaan (Golaha Wakiiladda iyo Guurtidda) ka jeediyey khudbad sanadeedkii 2013, kaas oo uu...

Maamulka Alshabab oo ku hanjabey iney sii wadi doonaan qaraxyada ey la beegsadaan xurumaha dowlada

Afhayeenka dhinaca howlgalada u qaabilsan xarrakada Al-shabaab Sheekh C/siis Abuu-musab ayaa ku hanjabay in ay sii wadi doonaan weerarada qaraxyada ah oo ay la...

Mamulka Somaliland oo sheegey in wax isbedel ah ka iman digniinta ey bixisey dowlada Ingiriiska

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aanay jirin cid ajinabi ah ama u dhalatay dalalka reer galbeedka oo ka baxay deegaannada maamulka tan iyo markii...

Wasiirka Arimaha Gudaha oo ugu baaqey shacabka gobolka Bay in ey la shaqeeyaan ciidanka nabad gelyada

Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo la hadlaye shacabka Baay qaar kamid ah ayaa wuxuu sheegay in...

Haweeney la sheegey in Booliiska ku been abuuratay inay Kufsadeen oo Maxakamada ka hor caddeysey maanta inay Kufsadeen ciidamada Booliiska.

Maxkamadda Sare ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta la horkeeney Wariye Cabdicasiis Nuur Maxamed (Korornto) iyo Shan Qof oo kale kuwaas oo Ciidamada Booliiska ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img