WARARKA

Madaxweynaha oo maanta u magacaabey Reysulwasaha cusub Mudane Abdiweli Sheekh Axmed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wuxuu ku mmagacaabay Raisul Wasaara cusub ee Soomaaliya mudane Abdiweli Sh. Ahmed. Madaxweynaha ayaa wuxuu...

Daawo:- Safarkii uu Safiirka Dalka Ingriiska u fadhiyo Somaliya ku tegey Magalada Baydhaba

Waxaa jirey safar uu dhawaan ku tegey magalada baydhaba safiirka dalka ingiriiska uu fadhiya dalka somaliya halkaasi oo uu kula kulmey odey dhaqameedyada kasoo...

Dhegeyso:- Faahfaahin ku saabsan Dagaal xaley ka dhacay Magalada baydhabo

Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, iyadoo dagaalkii xalay...

Dhageyso: Aqoonyahanad Faayow oo Ka Wareysanay Xaladihii Ugu Danbeeyay ee Magaalada Baydhabo

Waxaan saaka wareysi dheer la yeelanaya Aqoonyahanad Faadumo Maxamed Xuseen (Faayow) oo kamid ah qurbajooga ka qeybgalaya shirweynaha ka socda Magaalada Baydhabo. Faayow ayaa inoo...

Dhegeyso:-Ugaas Xasan Cabdi oo Beesha Caalamka ugu baaqey iney kasoo qeyb galaan kulanka baydhaba ka socda

Shirka maamul u sameynta koonfur galbeed ayaa dhawaan lasoo gabagabeeyay wejigiisii koowaad ayadoo hatan loo guda galayo wejigii labaad ee kulanka ayaa kulanka waxaad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img