Dhageyso: Aqoonyahanad Faayow oo Ka Wareysanay Xaladihii Ugu Danbeeyay ee Magaalada Baydhabo

0
33

wareysiWaxaan saaka wareysi dheer la yeelanaya Aqoonyahanad Faadumo Maxamed Xuseen (Faayow) oo kamid ah qurbajooga ka qeybgalaya shirweynaha ka socda Magaalada Baydhabo.

Faayow ayaa inoo sheegtay in Odayaasha Dhaqanka, Xildhibaanada, Aqoonyahanada iyo Shacabka ay fikir mid ah ka qaateen Sharwade Shariif Xasan ayna ku amreen inuu si dhaqsa leh uga baxo magaalada Baydhabo Janaay.

Wareysiga Aan La Yeelanay Aqoonyahad Faadumo Maxamed Xuseen oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ka Dhageyso Halka Hoose.

Ku Dhageyso Mobelkaaga.

Ku Dhageyso Mobelkaaga.