Dhegeyso:-Ugaas Xasan Cabdi oo Beesha Caalamka ugu baaqey iney kasoo qeyb galaan kulanka baydhaba ka socda

2
32

baydhabooShirka maamul u sameynta koonfur galbeed ayaa dhawaan lasoo gabagabeeyay wejigiisii koowaad ayadoo hatan loo guda galayo wejigii labaad ee kulanka ayaa kulanka waxaad moodaa in uu u xayiran yahay Beesha caalamka in ey kasoo qeyb gasho.

Ugaas Xasan Cabdi oo ka mid ah ugaasyada ka qeyb galaya shirka ayaa waxaa uu baaq u direy in ey beesha caalamka iyo dowlada kasoo qeyb gasho furitaanka kulanka gaar ahaan wadamada deriska ah.

 

Ugas xasan cabdi

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Ugas xasan cabdi Mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Shirkaan fishil ayuu iila egyahay
    Maxaa yeelay is qab qabsi kama
    Dhamaado weligeed aniga waxay
    Ila tahay shabeelahahoose simadax
    Banaan isku taago madaxweyne
    Cabdul qaadir sheeq siidi ama banaadir
    Land

  2. Lugooyada Digil ayaad leedahay maaxweyne isbaiino uma qalmo ,marka ma taqaan ninka hunguriga ka dilaacan , baro intaadan taageero siinin, midda kale beeesha lugooyada ainta aad u hangal taageysaan qoraxdu idinkaga dhici, maxaad uga baahan tihiin Ilaah tala saarta , bad oo kaluun ka buuxda ayaa ilaahay idinku nicmeeyey barigana dhul qudaar noocyo kala duwan , iyo galaey misigo bariis digir iwm caano idinku filan waad haysataan Ilaaha tala saarta hore u socodiiya hawshiina Allah macakum insha Allah

Comments are closed.