Dhegeyso:- Faahfaahin ku saabsan Dagaal xaley ka dhacay Magalada baydhabo

1
38

dagaalIska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, iyadoo dagaalkii xalay uu si guud u saameeyay magaalada oo dhan.

Xoogag ka tirsan Al-Shabaab ayaa magaalada Baydhabo ka soo weeraray saddex jiho, iyadoo ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay isticmaaleen madaafiic xoogan oo ay isaga difaaceen weerarada Shabaab ku soo qaaday.

 

dagaal Bay

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

dagaal Bay Mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. ha la iska dhiciyo kuwa ku soo duuley shacabka soomaaliyeed waxaana rajwynayaa in laga waayo alshabaab dhulkeena..insha allah

Comments are closed.