Daawo:- Safarkii uu Safiirka Dalka Ingriiska u fadhiyo Somaliya ku tegey Magalada Baydhaba

2
39

baydhaboWaxaa jirey safar uu dhawaan ku tegey magalada baydhaba safiirka dalka ingiriiska uu fadhiya dalka somaliya halkaasi oo uu kula kulmey odey dhaqameedyada kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya.

kulankaas ayaa waxaa uu u dhacay sida.

2 COMMENTS

  1. Marka hore waxaan salaaamayaa .website ka daafeet.com mida kale aad baan ugu faraxsanahay sida uu usoo tabiyey vidiogan. Aduunweynahana wuu arkayaa digil iyo mirifle iney yihiin dad nabada jecel, waa ineynu aayaheena ka tashanaa dadka qaska wadana waa inaan meel ugu soo wada jeesano.hadaan nahay digi& mirifle hurdada waa inaan ka toosnaa.waxaan leeyahay allah ka dhigo kuwa xaqooda dhacsada.been beentii waa dhamaatay.lama joogo waqtigii lugu dul socon jirey allah garabkiina ha galo.wabillahi towfiiq.

Comments are closed.