WARARKA

Daawo..Halgamaa Ing Xasan Maxamuud Abiikar oo ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee Shirka Baydhabo.

Ing Xasan Maxamuud Abiikar oo ah hogaamiye siyaasadeed oo ka soo jeeda gobolada KoonfurGalbeed ayaa waxa uu waraysi dheer maanta siiyay Royal TV. Ing Xasan...

Ogeysiis dhamaan Jaaliyadaha Reer Afgooye ee ku nool dalka dibadiisa iyo gudahiisa

Afgoi Action Council waxaa uu Shacabka reer Afgooye ee ku nool dalka dibadiisa iyo gudahiisaba ugu baaqayaa in ey kasoo qeyb galaan kulan dhici...

Tacsi:Afgoi Action Ciuncil oo Tacsi u diraaya Eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryootey Maama Casiisa Yusuf Caliyow

Dhamaan Maamullka Afgoi Action Ciuncil Jaaliyada, waxay si wada jir ah uga tacsiyaynayaan geeridii Allaha u naxariistee Marxuumad Casiisa Yusuf Caliyow oo Maanta ku...

Daawo: Wareysi dheer oo lala yeeshey Xildhibaan Sheekh Adan Madoobe

Xildhibaan sheekh adan madoobe oo ku sugan magalada baydhabo si uu uga qeyb qaato shirka maamul u sameynta koonfur galbeed ayaa waxaa uu wareysi...

Dowlada Federalka Somaliya oo codsatey in dowladaha iskaashiga islaamka in looga furo Sanduuqa Kaalmada

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay ka codsatay Ururka iskaashiga islaamka inuu howl-geliyo Sanduuqa kaalmada Soomaaliya , iyadoo la tixraacayo go’aanadii ka soo kala...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img