Daawo: Wareysi dheer oo lala yeeshey Xildhibaan Sheekh Adan Madoobe

0
52

adan2Xildhibaan sheekh adan madoobe oo ku sugan magalada baydhabo si uu uga qeyb qaato shirka maamul u sameynta koonfur galbeed ayaa waxaa uu wareysi dheer siiyey Royal tv isagoo ka hadley arimo dhowr ah oo ey ka mid yihiin carqalahada ay dadka qaarkiis ku hayaan shirka, Wareysigiina sidan ayuu u dhacay.

Daafeet.Com