Ogeysiis dhamaan Jaaliyadaha Reer Afgooye ee ku nool dalka dibadiisa iyo gudahiisa

0
152

afgooyeAfgoi Action Council waxaa uu Shacabka reer Afgooye ee ku nool dalka dibadiisa iyo gudahiisaba ugu baaqayaa in ey kasoo qeyb galaan kulan dhici doona maalinta sabtiga taariiqdsuna tahay 14/12/2013 Saacaduna tahay.

10:00 am Mnpls

11:00 am Toronto time

16:00 pm London Time

19:00 pm Muqdisho time

19:00 pm Jiddah time

20:00 Dubai time

Kulantya waxaa kasoo geli kartaa Qadka telfoonka meel walba oo aad dunida ka joogto telfoonka aad soo tiigsaneysana waa 1-218-548-1429 ka dibna waxaad gelineysaa afarta number si aad uga qeyb qaadato 3238.

Fiiro:- Gaar Ah:- Bil axsaanak balanta ilaaliya waqtiga yaan dib looga dhicin.

 

Hadaba balantu waa sabtida soo socota iyo saacadaha aan kor kusoo xusney.

 

Daafeet.Com