WARARKA

Ciidamo Ka Tirsan Amisom oo La Sheegey Iney ku Socdaan Deegaanka Ceel-Cade ee Gobolka Gedo

Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inay ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay ku Wajahan yihiin deegaanka Ceel-cadde ee...

Daawo:Kulankii Hiigsiga Qaranka ee Ka Socdey Kismaanyo oo Fashil Ku Dhamaadey

Raysul wasaaraha dowladda Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo warbaahinta la hadlay xilli isaga iyo madaxweeynaha ay ka duuli rabeen garoonka Kismaayo ayaa...

Dhegeyso:-Wakiilka Igad Ee Somaliya oo Sheegey In Madaxweynaha uusan Waqti Ku Darsan Karin Xukunkiisa

Wakiilka Arimaha IGAD ee dalka Somaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey ayaa si cad u sheegay in Madaxda Dowladda Somaliya aysan sameyn karin muddo kororsi. Afeey...

Dhegeyso:-Alshabab oo Maanta Xukun Dil Ah Ka Fuliyey Degmada Awdheegle

Wararka inaga soo gaaraya degmada Awdheegle ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in xarakada alshabab ay halkaasi xukun dil ah ugu fulisey laba wiil...

Daawo sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Shirka Kismaanyo

Amiin Camir sawir uu ka sameeyey kulanka wadatashiga ee kismaanyo ka socda waxaa uu kusoo bandhigey qaabka uu u socdo iyo halka uu maraayo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img