Dhegeyso:-Alshabab oo Maanta Xukun Dil Ah Ka Fuliyey Degmada Awdheegle

0
124

alshababWararka inaga soo gaaraya degmada Awdheegle ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in xarakada alshabab ay halkaasi xukun dil ah ugu fulisey laba wiil oo dhalain yaro ah oo ay ku eedeeyeen iney la shaqeeeyaan dowlada federalka somaliya.

Labadan wiil oo la kala yiraahdo Cabdi Eeney Deerow oo 33 jir ah iyo Asad Mayow Xaaji Cismaan oo 20 jir.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa:

Alshabab oo Xukun Dil Ah Fulisey

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Alshabab oo Xukun Dil Ah Fulisey MObil