Dhegeyso:-Wakiilka Igad Ee Somaliya oo Sheegey In Madaxweynaha uusan Waqti Ku Darsan Karin Xukunkiisa

0
199

afeeyWakiilka Arimaha IGAD ee dalka Somaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey ayaa si cad u sheegay in Madaxda Dowladda Somaliya aysan sameyn karin muddo kororsi.

Afeey wuxuu sheegay arintaasi inay go’aan cad ay ka gaartay Beesha caalamka, islamarkaana aysan jirin wax muddo kororsi ah oo loo sameynaayo Hay’adaha Dowladda Federalka Somaliya ee hada shaqeeya.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa:-

Maxamed cabdi Afeey

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed cabdi Afeey Mobil