WARARKA

Dhegeyso:-Xildhibaano kasoo jeeda Gobolka Gedo Oo Baaq U Direy Ciidanka Kenya Iney Ka Joojiso xasuuqa Shacabka

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya, Masuuliyiinta Gobolka Gado, oo kasoo jeeda Gobolka Gado ayaaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxaana kaga hadleen Duqeynta...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta gaarey Magalada baydhaba

Warar kol dhaweyd inaga soo gaarey magaalada baydhaba ayaa sheegaya in madaxweynaha dowlada federaalka somaliya uu safar aan horey loo cayimid ku tegey magalada...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka Beesha Hawiye Maxamed Xasan Xaad oo Ugu Baaqey Keyna Iney Joojiso Duqeynta ay Ku Heyso Shacabka

Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka iyo midnimada hawiye Maxamed Xasan Xaad oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ciidamada kenya ay gudmaad ku heyso shacabka somaliyeed...

Dhegeyso:-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo ka Hadley Waxa uu Ku Dhamaadey Shirkii Kismaanyo

Madaxweynaha maamul goboleedka puntland ookusoo laabtey magalada boosaaso ayaa isaga oo la hadlaya warbaahinta waxaa uu ka warbixiyey shirkii hiigsiga wadatashiga somaliya ee beryahan...

Daawo Sawir uu Amiin camir Ka Sameeyey Gumaadka Ay Ciidanka Kenyanka Ku Hayaan Deegaanka Ceel-cade

Diyaaradaha dagaalka ee dalka kenya ayaa tan iyo intii ciidanka ay ka laayeen alshabab waxaa ay duqeyn ku hayaan shacabka ku dhaqan deegaanka bal...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img