Dhegeyso:-Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka Beesha Hawiye Maxamed Xasan Xaad oo Ugu Baaqey Keyna Iney Joojiso Duqeynta ay Ku Heyso Shacabka

0
246

Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka iyo midnimada hawiye Maxamed Xasan Xaad oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ciidamada kenya ay gudmaad ku heyso shacabka somaliyeed oo aan waxba ka galabsan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ah.

Maxamed xasan xaad

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed xasan xaad Mobil