Madaxweynaha maamul goboleedka puntland ookusoo laabtey magalada boosaaso ayaa isaga oo la hadlaya warbaahinta waxaa uu ka warbixiyey shirkii hiigsiga wadatashiga somaliya ee beryahan ka socdey magalada kismaanyo.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeysta mobilkiina

wa khiyaano kale oo shariif sakiin loo dhigey wahaa lala sugaya inta laga hir gelinaayo maamulka hiiran iyo shabeelada dhehe ka dib hawiye 2 maamul daroot 2 maamul digil iyo mirifle dhulka badankiisa leh hal maamul sida in ay ku noqdaan athers aa loogu talagalay dm shariif sakiin been beentisa banaanka la istaago 4.5 jeeb ku heyso in la dhahaa loogu tala galay waha isku soo laabashada wa tii shariif sakin oow ku hari lahaa waaye sida baan u dareemey aniga wsc
Comments are closed.