Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya, Masuuliyiinta Gobolka Gado, oo kasoo jeeda Gobolka Gado ayaaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxaana kaga hadleen Duqeynta Diyaaraha Ciidanka Kenya ay ka geysteen Gobolka Gado, oo ay ku dhinteen Dad Shacab ah halka kuwo kalana ay ku barakaceen, kadib Dagaalkii Al Shabaab ku qaadeen Ceel-cadde.
Hadaladoodiina waxaa ka mid ah.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada.
Xildhibaano kasoo jeeda gedo mobil
