WARARKA

Dhegeyso:-Gudoomiye Ku xigeenka Gobolka Gedo oo Sheegey In ka Badan 40 Askari oo Kenyan ah In Lagu Diley Ceel-cade

Gudoomioye ku xigeenka gobolka gedo Maxamed Xuseen Al qadi oo la hadlayey idaacada VOA ayaa sheegey in deegaanka ceel cade weerarkii shaley lagu diley...

Daawo:Odayaasha Beesha Hawiye oo Soo Dhaweeyey In Wax Lagu Qeybsado 4.5

Qaar ka tirsan odayaasha beesha hawiye ayaa soo dhaweeyey in wax lagu qeybsado nidaamka 4.5 hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa. https://www.youtube.com/watch?v=SuN7WZJE4IY

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Degmada Afgooye oo Ka Hadley Waxuushnimada Ciidamo Beeleedyada Xiran Dareyska Dowlada Kula Dhaqmaan Shacabka Degmada Afgooye

Afgooye Maamulka Degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose C/qani Yuusuf Axmed oo la hadley warbaahinta ayaa Sheegtey in Ciidamada Jooga degmadaas ay dhibaateyaan Dadka Shacabka...

Dhegeyso:Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dardaaran Culus Usoo Jeediyey Hogamiyeyaasha Maamul Goboleedyada

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa madaxda ka qeyb galeysa shir ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose,kula dardaarmay iney...

Ciidamo Ka Tirsan Alshabab oo la Wareegey Saldhig Ku YaalaDeegaanka Ceel-Cadeee Gobolka Gedo

Dagaalyahanno taabacsan Al-shabaaab ayaa weeraray saldhig ciidan ay ciidamada Kenya ee AMISOM ka tirsan ku leeyihiin deegaanka Ceel-cade oo ka tirsan gobolka Gedo una...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img