WARARKA

War Cusub:-Daawo Waxgaradka Gobolka Shabeelaha Hoose oo Sheegey Ineysan Ka Mid Aheyn Maamulka Shariif Xasan

Kulan aad u balaaran oo ay iskugu yimaadeen waxgaradka beelaha Digil iyo Biyamaal ee kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa maanta waxaa uu ka...

Daawo Sawir uu Amiin Ka sameeyey Xasan Sheekh Iyo Faarax Sakiin

Amiin Camir ayaa waxaa uu sawir ka sameeyey madaxweynada dowlada federalka somaliya Xasan Sheekh iyo Faarax sakiin ee bal nala dawada

Shirkii Wadatashiga Hiigsiga 2016 oo Maanta Ka Furmey Magalada Kismaanyo

Waxaa Goor-dhow ka Furmay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, Shirka Wada-tashiga Qaran oo ah mid looga tashanayo qaabka doorasho ee dalka ka...

Golaha Qurba joogta Koonfur galbeed oo soo Dhaweeyey Hadaladii wax ku oolka ahaa ee uu soo Jeediyey Gudoomiyaha Golaha Badbaadinta Koonfur Galbeed.

Golaha qurba joogta koonfru galbeed waxaa uu soo dhaweeyey baaqii kasoo yeerey gudoomiyaha golaha badbaadinta koonfur galbeed cabdulkhadir abukar ee ku aadanaa in hoos...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Taliyaha Nabadsugida

Amiin Camir oo sawir ka turjumaaya taliyaha nabadsugida maanta kusoo bandhigey bogihiisa ee bal nala daawada.

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img