Kulan aad u balaaran oo ay iskugu yimaadeen waxgaradka beelaha Digil iyo Biyamaal ee kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada muqdisho kulankaasi oo lagu gorfeynayey xaalada guud ee gobolka shabeelaha hoose iyo maamul xumida uu shariif xasan ku hayo deegaanka.
Waxgaradkan oo kasoo kala jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa Shariif ku sheegay mid maamulkiisa uu ku dhisan yahay, cadaalad daro, eex, musukh maasukh, kali talisnimo iyo arimo kale.
Waxaana ay sheegeen in ay ka mid aheyn Maamulka Koonfur galbeed islamarkaana ay ka tashan doonaan aayahooda.

wariyaha wahaa ka qaldan ama iskaga qaldan shabeelada hoose iyo shabeelada dhehe hadalkiisa dhegeysta waha ka qaldan waa la dareemeyaa asigoo dhaha shabeelada dhehe wsc
Comments are closed.