Kol dhaweyd ayey aheyd kolkii ay ciidamada amisom iyo ciidamo beeleedyada ku labisan dareyska dowlada ay kasoo bexeen degmada marka halkaasi oo ay ku sugnaayeen...
Guddoomiyaha Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha hoose Max’ed Xaaji Cismaan oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Degmadaasi lagu soo ragay bandow Xilliga Habeenkii...
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya looga fadhiyo in ay kala saarto awoodaha Saraakiisha...