Amiin Camir oo Kashifey Sirtii Ka Dambeysey Ka Bixitaanka Ay Ciidamada Amisom Ka Bexeen Degmada Marka Maalmo Dhaweyd

0
143

Amin camirKol dhaweyd ayey aheyd kolkii ay ciidamada amisom iyo ciidamo beeleedyada ku labisan dareyska dowlada ay kasoo bexeen degmada marka halkaasi oo ay ku sugnaayeen mudo badan amiin camir oo u kuur gala ayaa maanta sawirkiisa waxaa uu kusoo bandhigey in ka bixitaankaasi uu ahaa mid qorsheysnaa kaasoo uu ku tilmaamey in xarakada alshabab uu maalmahaasi hub uga soo degayey dekeda marka waaba sheeko yaab leh.

amniga