Dhawaan ayey aheyd kolkii ay ciidamada alshabab weerar aan la ogeyn ay kusoo qaadeen degmada afgooye ayagoo halkaasi ku diley askar ka tiran ciidamo beeleedyada ku labisan dareyska dowlda isla markaana halkaasi ka qaatey gaadiid dagaal.
Gudoomiyaha degmada afgooye oo la hadley warbaahinta ayaa waxaa uu sheegey in ay ka warheleen in Xarakada Al Shabaab ay qorsheenayaan in markale ay Weerar ku qaadeen Fariisimo ay Ciidamada Dowladda ku leeyihiin Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose.
Hadaladiisina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
