Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay safar ku tagay magaalada Beleweyn, wuxuuna kulamo kala duwan la qaatay odyaasha ka soo jeeda gobolkaasi oo ka soo carooday shirk maamulka loogu sameynaayo Hiiraan iyo Shabeelada dhexe.
Mid ka mid ah odayaasha deegaanka oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in kulankaasi uusan wax natiijo ah kasoo bixin hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
