Daawo:- Xildhibaan Faarax Macalin oo Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya oo Runta Ka Hadley

0
205

faraxFaarax Macalin oo ka tirxan xildhibaanada baarlamaanka kenya oo wareysi siiyey warbaahinta ayaa waxaa uu si weyn kaga hadley foolxumada ay somaliya ku socoto wuxiina sheegey in siyaasiyiinta somaliyeed ay dhamaantood yihiin qaain wadani hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.