Guddoomiyaha Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha hoose Max’ed Xaaji Cismaan oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Degmadaasi lagu soo ragay bandow Xilliga Habeenkii ah si loox aqiijiyo amniga degmadaasi.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in Gaadiidka aysan Magaalada gali karin kana bixi karin wixii ka dambeeyay 7:00 Fiidnimo ilaa 8:00 Subaxnimo,waxaana uu u sababeeyay in ay tahay kaliya in la xaqiijiyo amniga degmadaasi.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
