Dhegeyso:-Masuul Ka Tirsan Maamulka Degmada Afgooye oo Sheegey In Buundada Degmada Dayactir Lagu Sameyn Doono

0
317

afgoye

 

 

 

 

 

 

 

 

Madaxa arimaha bulshada degmada afgooye Cabdullahi Xasan oo sheegey in dhawaan ay dayactir kuu sameyn doonaan buundada degmada afgooye ayagoo kala kaashanaya maamulka gobolka shabeelaha hoose oo beryahan qarka u saaran in ay dunto.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Degmada Afgooye

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Degmada Afgooye Mobil

afgooy2

afgoye