Dhegeyso:-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Sheegey In Askata Amisom Ay wadanka Heysato

0
135

dalxaXildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya looga fadhiyo in ay kala saarto awoodaha Saraakiisha Soomaalida iyo kuwa AMISOM-ta ah marka ay wadajir u howlgalayaan.

Waxaa uu sheegay in Waddanka lawada heysto,taladana aysan ka go’in qolo gaar ah,sidaa darteedna loo baahan yahay in lakala saaro Awoodaha Ciidamada AMISOM ee jooga dalka iyo Ciidanka Soomaaliyeed.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Xildhibaan Dalxa

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Dalxa Mobil