WARARKA

Kulankii Baarlamaanka Maanta oo Buuq Kusoo Idlaadey

Kulankii Baarlamaanka ee Maanta oo lagu balansanaa in ay Baarlamaanka hor yimaadaan Wasiirka Amniga iyo taliyaha Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee Dowlada Federaalka...

Gudoomiyaha Degmada Baraawe oo Maanta Qarax Miino Ah Ku Dhaawacmey

Gudoomiyaha degmada Baraawe oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose Xuseen Barre Jeex, ayaa lasoo sheegayaa inuu ku dhaawacmay Maanta Qarax lala eegtay isagoo ku...

Daawo:- Xildhibaan Faarax Macalin oo Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya oo Runta Ka Hadley

Faarax Macalin oo ka tirxan xildhibaanada baarlamaanka kenya oo wareysi siiyey warbaahinta ayaa waxaa uu si weyn kaga hadley foolxumada ay somaliya ku socoto...

Dhegeyso:-Safarkii Madaxaweynaha Ku Tegey Degmada Baladweyne oon Waxba Kasoo Bixin

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay safar ku tagay magaalada Beleweyn, wuxuuna kulamo kala duwan la qaatay odyaasha ka soo jeeda gobolkaasi oo...

Dhegeyso:-Maamulka Degmada Afgooye iyo Ciidamo Beeleedyada Ku Labisan Dareyska Ciidanka oo Xaley Hurdo Loo Diidey

Dhawaan ayey aheyd kolkii ay ciidamada alshabab weerar aan la ogeyn ay kusoo qaadeen degmada afgooye ayagoo halkaasi ku diley askar ka tiran ciidamo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img