WARARKA

Dhegayso..Maalinta Afka Aayow oo markii ugu horeysay Baydhabo laga xusay

            Kow iyo labaatanka bishan febraayo ayaa waxaa loo asteeyay inay noqoto maalinta Afka aayoow waxaana markii ugu horeysay laga xusay magaalada Baydhabo. Halkan ka dhegaysoAfka...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

        ---Dowlada Soomaaliya oo ka laabatay go'aan ay ku joojin lahayd duulimaadka Muqdisho iyo Hargaysa. ---Puntland oo si cad u diiday wax ka bedelka lagu sameeyay...

DHEGAYSO…CASHARKA 24AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

            Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. Halkan ka dhegaysoCasharka...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Bahdilka Shaley Loo Geystey Cumar Cabdirashiid

Reysul wasaaraha dowlada federaalka Cumar Cabdirashiid ayaa shaley bahdil ba'an loogu geystey garoonka Jomo Kenyatta ee dalka kenya amiin oo sawir ka sameeyeyna waakan ee...

Wafdi uu Hogaaminaayo Reysulwasaraha Dowlada Federaalka oo Shaley Dhow Saacadood Lagu Xayirey Garoonka Jomo Kenyatta

Ra'iisul Wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali iyo Wufuud uu Horkacayo ayaa Shalay muddo Saacado ah lagu Xayiray Garoonka Diyaaradha Magaalada Nairobi Jomo Kenyatta. Wafdiga, RW...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img