WARARKA

Dhegeyso:-Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya oo Ka Hadley Bahdilkii Dhawaan Kenya Ay Kula Kacdey Cumar Cabdirashiid

Guddoomiye ku Xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin oo la hadlayey idaacada VOA ayaa sheegay in arrintii lagula dhaqmay Wafdigii Cumar C/rashiid ay...

War Deg-Deg ah…Maleeshiyada Beesha Abgaal ee ku labisan dharka Ciidanka Dowlada oo Shacab ku gumaaday degmada Afgooye

          Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in qorax dhicii maanta ay Maleeshiyada Beesha Abgaal ee ku labisan...

Daawo:-Jaaliyada Kasoo Jeeda Shabeelaha Hoose ee Ku nool Dalka Ingiriiska oo Shariif xasan Ku Tuntey

Jaaliyada kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa kulan ay isugu yimaadeen magalada london waxaa ay cambaarey dusha kaga tuureen xukuumada federaalka iyo sharaiif xasan...

Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga oo maanta ka furmey KUlan Looga Hadlaayo Arimaha Somaliya

Waxaa maanta ka furmay Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayo Arrimaha Somalia, sida Doorashooyinka Sannadkan la filayo inay ka dhacaan Soomaaliya. Shirkan ayaa...

Dhegayso..Maxaa laga filan karaa kulanka Istanbul?

          Hogaamiyaasha Soomaalida ayaa isku arkaya magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga waxaana shirkaasi si gaar ah looga hadlayaa arimaha Doorashada Soomaaliya, Hadaba Maxaa ka soo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img